Sunday, January 2, 2011

Waamaxay Cashar?.

Nolashu waa khibrad iyo waayo aragnimo sidaas daraadeed waxaan u sameeyay bloggan in aan kaga waromo, casharada qaar aniga igu saabsan iyo wixii aan u soo taagnaa,
Dabadeedna markhaatiyadaas iyo Dhacdooyinkaas ayaan cashar kala soo bixi doonaa Inshaa Allaahu Tacaaalaa,
Hadaba Asxaabta Iyo Walaalaha soo Booqdayaasha ah waxaan Waydiisanayaa in ay Si Ixtiraam ku jiro Uwada wadaagno Murtida iyo Su'aalaha,


          Waad Mahadsantihiin,